Bog uu sameystay Axmed Karaash oo wacdaro ka dhigaya Baraha Bulshada

Bog uu barta facebook ka samaystay Xafiiska Madaxwayne ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa baraha bulshada wacdaro ka dhigaya. Boggan oo xalay la sameeyey ayaa dad badan soo jiitay, iyadoo 24 saac gudahood ay ku xirmeen dad ku dhow qiyaastii 30 kun oo qof taasoo ah arrin aan caadi aheyn oo aad loola yaabay. … Continue reading Bog uu sameystay Axmed Karaash oo wacdaro ka dhigaya Baraha Bulshada